Ciidanka hay,adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka iyo ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa fuliyay howlgal lagu dilay xubno katirsan maleeshiyada kooxda alshabaab kaasi oo ka dhacay gobolka shabeellaha dhexe.
Qoraal kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in howlgalkaas oo ka dhacay deegaanka yaaqle lagu dilay 27 katirsan maleeshiyaadka alshabaab laguna dhaawacay 30 kale.
Hoos ka aqriso Qoraalka NISA