Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka dowlada fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saaray bayaan ay kaga soo horheesteen boobka dhulka danta guud ee ka socda magaaladda muqdisho,arrintaasoo ay garwadeen ka tahay dowladda uu hogaamiyo madaxwayne xasan shiiq.
Xildhibaanada ayaa uga digay ganacsatada laga iibinayo dhulalka danta guud in ay wajihi doonaan dacwado si xanibaad socdaal iyo mid dhaqaale loo saaro.
Halkaan hoose ka aqriso Bayaanka oo dhamaystiran