Close Menu
    TOP NEWS

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    Facebook X (Twitter) Instagram
    LATEST NEWS:
    • AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida
    • AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas
    • DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta
    • AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah
    • AKHRISO:Ciidamo la wareegay deegaan istiraatiiji ah oo katirsan Gobolka Gedo
    • AQRISO+SAWIRO:Mas halis ah oo gabdho ku cunay Deegaan katirsan Gobolka galgaduud
    • DEG-DEG:Wasaarada amniga jubbaland oo magacaabis samaysay
    • AKHRISO+SAWIRO:Imtixaanka Shahaadiga dugsiga dhexe oo laga daahfuray degmadda Doolow
    Facebook X (Twitter) Instagram
    WarkaNews.com
    • Home
    • Wararka Ugu Danbeeyay
    • News in English
    • Caalamka
    • About us
    • Contact us
    WarkaNews.com
    Home » AQRISO:Jubbaland oo eedayn culus u jeedisay madaxwayne xasan sheekh
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AQRISO:Jubbaland oo eedayn culus u jeedisay madaxwayne xasan sheekh

    OmarBy OmarDecember 17, 2024
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maamulka jubbaland ayaa ku eedayay madaxwaynaha soomaaliya xasan shiiq maxamuud in uu wali wado kala furfurida iyo qalqal gelinta amniga deegaanadeeda nabadda ah,xili horay dowladda federaalka ugu fashilantay ciidankii ay gaysay raaskambooni ee gobolka jubadda hoose.

    War lagu daabacay telifishinka ku hadla afka maamulka jubbaland ayaa lagu sheegay in madaxwayne xasan sheikh iyo dowladiisa in ay ka abuurayaan degmooyin katirsan gobolka Gedo qalalaase amni oo keeni kara in amniga faraha ka baxo loona adeegsado saraakiisha ciidanka dano siyaasadeed.

    “Degmooyinka gobolka gedo ayay xasan shiiq iyo kooxdiisa markale isku dayayaan in ay ka abuuraan qalalaaso amni taas oo keeni karta in amnigu uu faraha kasii baxo,maadaama saraakiishii loogu tala galay in ay sugaan amniga loo adeegsanayo dano siyaasadeed” ayaa lagu yiri warka jubbaland kasoo baxay.

    Warka lagu baahiyay Tvga jubbaland ayaa sidoo kale lagu yiri “ ciidamadii loogu tala galay inay ilaaliyaan nafta,maalka iyo amniga shacabka soomaaliyeed ayaa eedaysane xasan shiiq maxamuud iyo kooxdiisa waxaa ay u adeegsanayaan inay ku dumiyaan nidaam dowli ah oo dhisan mana ahan wax uu dastuurka dalka qabo”.

    Eedayntan kasoo yeertay maamulka jubbaland ayaa kusoo aadaysa xili dowladda ay horay ugu fashilantay qorshihii ay ciidankan ku gaysay magaaladda raaskambooni waxaa ayna dowladda federaalka hadda usoo wareegtay dhinaca gobolka gedo oo ay doonayso in ay ka saarto gacanta maamulka jubbaland.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email

    Related Posts

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    Leave A Reply Cancel Reply

    Top Posts

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024

    AQRISO:- Wararkii ugu danbeeyay xariga Wasiir janan

    January 16, 2024
    Don't Miss
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    By OmarJune 5, 2025

    Maamulka iyo dhamaan wariyaasha warkanews.com ayaa waxaa ay ugu hambalyaynayaan umadda islaamka gaar ahaan bulshadda…

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    About Us
    About Us

    WarkaNews.com, is an independent Website based in Somalia Capital Mogadishu. The media broadcasts news in its daily, those including; entertainment, sports, and politics.

    WarkaNews.com is not affiliated with any particular group in the country whether it is political party, religious or racism group.

    Email Us: Warkanews23@gmail.com

    Most Popular

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Instagram
    • YouTube
    © 2025 WarkaNews.com | All Rights Reserved.
    • Privacy Policy
    • Disclaimer
    • About us
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.