Warsaxaafadeed kasoo baxay hay,adda NISA ayaa lagu sheegay in horjoogeyaal iyo maleeshiyaad katirsan Alshabaab oo gaaraya 27 xubnood lagu dilay tiro kalena lagu dhaawacay howlgal ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ka sameeyeen deegaanka yaaqle ee Gobolka sheebalaha hoose.
Halkaan hoose ka aqriso warsaxaafadeedka