Guddiga dib udhiska buundooyinka ee gobolka gedo oo fadhigoodu uu yahay magaaladda muqdisho ayaa u mahadceliyay shirkadda Dahabshiil Group oo maalmo ka hor dib udhiska buundooyinka Gobolka ku bixisay lacag dhan $300,00 oo doolar.
Deeqdaas ayay sheegeen in ay biloow fiican u tahay howsha dhaqaale aruurinta buundooyinka ee ka socoto dalka gudahiisa iyo dibaddiisa.
Maxamed xuseen shiiq xasan oo ah xoghayaha guud ee gudiga dib u dhiska buundooyinka gobolka gedo oo maanta shir jiraa,id ku qabtau degmadda baardheere ayaa bogaadiyay howsha dib u dhiska buundooyinka.