Waxaa goordhaw degmadda b/xaawo ee gobolka gedo isku rasaaseeyay ciidama kala tabaacsan jubbaland iyo dowladd federaalka soomaaliya.
Dhacdadaan ayaa dhacday kadib markii ciidan istaaf u ahaa gudoomiye kuxigeenkii dhintay ee degmadda beledxaawo cabdifitaax nuur mataan ay weerareen guriga uu deganyahay gudoomiyaha degmadda b/xaawo ee garabka maamulka jubbaland Cabdicasiis xareed cabdulaahi.
Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogeyaal kusugan degmadda beledxaawo majirto wax qasaare ah oo ka dhashay dhacdadaan,xaalada degmaddaas ayaa ah hada mid degan.