Askari katirsan ciidanka daraawiishta jubbaland ayaa maanta degmadda ceelwaaq ee Gobolka Gedo ku dilay nin ku shaqaysan jiray kareeto ama gaari dameer kaas oo caan ka ahaa degmadaas.
Ninka la dilay oo lagu magacaabi jiray cabdirisaaq muxumed cabdi xiireey ayaa waxaa dilkiisa kasoo baxaya warar kala duwan,waxaana wararka qaar ay sheegayaan in rag wajiyada u xiranyihiin ay dileen marxuumka kadibna ay goobta isaga baxsadeen.