War saxaafadeed kasoo baxay wasaarada arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee DFS ayaa lagu sheegay in ciidamadda itoobiya ay weerar qorshaysan kusoo qaadeen seddex saldhig oo ay leeyihiin ciidanka xoogga dalka,ciidanka nabad sugida NISA iyo Booliska.
Halkaan hoose ka aqriso warsaxaafadeedka