Magaalada mandera ee gobolka waqooyi bari Kenya ayaa dabley looga shakiyay in ay kamid yihiin maleeshiyada kooxda alshabaab ku afduubteen shan qof oo ahaa gudoomiye waaxeedyo xili ay kujireen kormeer inta u dhaxaysa ceelwaaq iyo mandera.
Shanta qof ayaa la sheegay in dablaydu ay la aadeen dhanka xaduuda Kenya ay la wadaagto soomaaliya.