Afhayeenka milatariga ee kooxda ansarullaah ee xuutiyiinta yemen Gen yaxye sariic ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee maraykanka iyo kuwa ingiriisku ay afartan iyo siddeed weerar oo xagga cirka ah ku qaadeen saacadihii hore ee habeenimadii axadu soo galaysay deegaano kala duwan oo katirsan dalka yemen.
Janaraal saciid ayaa sheegay in weeraradaan aanay ka niyad jabin dooninmowqifkooda ”aqlaakheed,diineed iyo aadanimo ee ay ku taageerayaan shacabka falastiiniyiinta ee kusugan marinka Gaza mana dhici doontp jawaab iyo ciqaab la,aan”.