Ciidamada dowladda keenya ayaa saaka xiray xaduudka u dhaxeeya magaalooyinka beledxaawo ee gobolka gedo iyo mandheeraa ee gobolka waqooyi bari keenya.
Waxaa subaxnimadii hore ee saaka lasoo celiyay ardayda wax kasoo baran jirtay dhinaca magaalada mandheeraa iyo dadka kale ee iyagana danaha kala labada magaalo.
Gebi ahaan waxaa xiran isku socodka labada magaalo mana jirto cid kasoo gudbayso xadka una sii tilaabayso dhanka kale.