Wararka inaga soo gaaraya magaalada Nayroobi ee dalka keenya ayaa sheegaya in wasiirkii hore ee amniga maamulka jubbaland c/rashiid xasan cabdinuur (janan) muddo shan cisho ah lagu la,yahay magaaladaas.
Ilo wareedyo kala duwan ayaa inoo xaqiijiyay in hoteel uu deganaa sida uu uga baxay dib ugu soo laabanin ayna xiran yihiin dhamaan tilifoonadii uu isticmaalayay.
Mudooyinkii udanbeeyay janan waxaa uu deganaa hoteel kuyaalo nayroobi waxaana isaga iyo siyaasiyiin kale ay qorshaynaayeen in ay safar ku tagaan garoowe.