Close Menu
    TOP NEWS

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    Facebook X (Twitter) Instagram
    LATEST NEWS:
    • AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida
    • AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas
    • DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta
    • AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah
    • AKHRISO:Ciidamo la wareegay deegaan istiraatiiji ah oo katirsan Gobolka Gedo
    • AQRISO+SAWIRO:Mas halis ah oo gabdho ku cunay Deegaan katirsan Gobolka galgaduud
    • DEG-DEG:Wasaarada amniga jubbaland oo magacaabis samaysay
    • AKHRISO+SAWIRO:Imtixaanka Shahaadiga dugsiga dhexe oo laga daahfuray degmadda Doolow
    Facebook X (Twitter) Instagram
    WarkaNews.com
    • Home
    • Wararka Ugu Danbeeyay
    • News in English
    • Caalamka
    • About us
    • Contact us
    WarkaNews.com
    Home » AQRISO:-Sarkaal katirsan ilaalada Kacaanka Iran iyo xubno kale oo loo xiray raadinta xogta Nasrallah
    Wararka Caalamka

    AQRISO:-Sarkaal katirsan ilaalada Kacaanka Iran iyo xubno kale oo loo xiray raadinta xogta Nasrallah

    OmarBy OmarOctober 3, 2024
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dilka hogaamiyihii ururka xisbullaj sheikh xasan nasrallah ayaa dhaliyay shaki badan oo la xariira cidda israa,iil u gudbisay xogta halka uu ku sugnaa hogaamiyahaan oo amaankiisa si wayn loo ilaalin jiray,waxaana hadda baaris lagu bilaabay xubno badan oo laga shakisanyahay in  xogta ay bixiyeen.

    Sidoo kale waxaa lasoo warinayaa in laxirau xubno katirsan kacaanka dowladda Iran,kuwaa oo looga shakisanyahay in ay la shaqeeyeen sirdoonka israa,iil ayna bixiyeen xogta horseeday in ladilo hogaamiyihii ururuka xisbullah.

    Dhanka kale dadka ilaa hadda la xirxiray si gaar ahna kiisaskooda loo baarayo ee la tuhmay in ay la shaqeeyaan sirdoonka israa,iil ayaa waxaa kujiea xubnaha ay qoysaskooda deganyihiin meelo ka baxsan gudaha dalka Iran iyo kuwa u safray dalka lubnaan.

    Sarkaal katirsan ilaalada kacaanka Iran oo laxiray ayaa la sheegay inuu ku howlanaa raadinta xogta Nasrallah ka hor inta aan la dilin oo ay kujirto goobta uu kusuganyahay iyo ilaa mudada uu joogo sida ay ku warantay wakaaladda wararka Reuters oo xiganaysa ilo katirsan Iran.

    Ayatullaha cali khumeni ayaa la sheegay in uu damacsanaa in hogaamiyaha xisbullah soo dejiyo gudaha Iran si loo badbaadiyo waxa uuna hogaamiyaan u diray lubnaan sarkaal sare oo katirsanaa ilaalada kacaanka si uu Nasrallah uga soo dhaadhiciyo in Iran usoo guuro hase ahaatee labadooda duqayn ayaa lagu dilay.

    Boqolaal xubnood oo katirsan ururka xisbullaah ayaa sidoo kale gudaha lubnaan lagu xirxiray,kuwaa oo tuhun uu soo galay waxaana dadka la xirxiray kujira xubnihii soo iibiyay nidaamkii isgaarsiinta xisbullah ee israa,iil qarxisay.

    Ugu dambayn dowladda Iran ayaa sidoo kale meel qarsoodi ah dejisay hogaamiyaha ugu sareeya kacaanka Iran ayatollah cali khumeni kaa oo laga cabsiq abo in israa,iil disho,waxaana hogaamiyahaan laga qariyay cid kasta oo bixin karta xogtiisa iyo halka uu joogo.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email

    Related Posts

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025

    AQRISO:Trump oo gaaray dalka sacuudiga

    May 13, 2025

    AKHRISO:Israa,iil oo duqayn ka gaysatay Gaza

    April 13, 2025

    Leave A Reply Cancel Reply

    Top Posts

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024

    AQRISO:- Wararkii ugu danbeeyay xariga Wasiir janan

    January 16, 2024
    Don't Miss
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    By OmarJune 5, 2025

    Maamulka iyo dhamaan wariyaasha warkanews.com ayaa waxaa ay ugu hambalyaynayaan umadda islaamka gaar ahaan bulshadda…

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    About Us
    About Us

    WarkaNews.com, is an independent Website based in Somalia Capital Mogadishu. The media broadcasts news in its daily, those including; entertainment, sports, and politics.

    WarkaNews.com is not affiliated with any particular group in the country whether it is political party, religious or racism group.

    Email Us: Warkanews23@gmail.com

    Most Popular

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Instagram
    • YouTube
    © 2026 WarkaNews.com | All Rights Reserved.
    • Privacy Policy
    • Disclaimer
    • About us
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.