Close Menu
    TOP NEWS

    AQRISO+SAWIRO:Xaalad bani’aadanimo oo taagan Deegaanka Garileey

    May 15, 2025

    Alshabab combat vehicles destroyed in airstrikes in Awsweyne settlement in Galgaduud region

    May 15, 2025

    AKHRISO+SAWIRO:Taliska booliska kismaayo oo gacanta ku dhigay muqalas gabdho tahriibinayay

    May 15, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Odoyaal ku shiray degmadda doolow oo eedayn Xooggan u jeediyay dowladda soomaaliya

    May 14, 2025
    Facebook X (Twitter) Instagram
    LATEST NEWS:
    • AQRISO+SAWIRO:Xaalad bani’aadanimo oo taagan Deegaanka Garileey
    • Alshabab combat vehicles destroyed in airstrikes in Awsweyne settlement in Galgaduud region
    • AKHRISO+SAWIRO:Taliska booliska kismaayo oo gacanta ku dhigay muqalas gabdho tahriibinayay
    • AQRISO+SAWIRO:Odoyaal ku shiray degmadda doolow oo eedayn Xooggan u jeediyay dowladda soomaaliya
    • AQRISO:Trump oo gaaray dalka sacuudiga
    • AKHRISO:Ciidankii ugu badnaa oo laa daabulayo Degmadda Baardheere
    • DEG-DEG:Xaaladda magaaladda Garbohaareey oo kacsan kadib markii la weeraray Odoyaashii guurtida ee ka hadlay Warbaahinta
    • DEG-DEG:Odoyaal taageeray maamulka Jubbaland oo lagu xiray magaaladda Garbohaareey
    Facebook X (Twitter) Instagram
    WarkaNews.com
    • Home
    • Wararka Ugu Danbeeyay
    • News in English
    • Caalamka
    • About us
    • Contact us
    WarkaNews.com
    Home » AQRISO:-Midowga Yurub oo soo jeediyay in soomaalida lagu adkeeyo Visaha dal ku galka
    Wararka Caalamka

    AQRISO:-Midowga Yurub oo soo jeediyay in soomaalida lagu adkeeyo Visaha dal ku galka

    OmarBy OmarJuly 25, 2024
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Midowga yurub ayaa soo jeediyay in la adkeeyo talaabooyinka dal ku galka ee lasiiyo muwaadiniinta soomaalida.

    Bayaan uusoo saaray midowga yurub ayaa lagu sheegay in dhowaan lasoo jeedin doono in dalalka xubnaha midowga yurub ay awood u yeelan doonaan in ay go,aan ka gaaraan talaabooyinka la qaadayo.

    Talaabooyinkaan ayaa laga leeyahay dib usoo celinta muwaadiniinta soomaalida ee sida aan caadiga ahayn ku gaaray dalalkaasi kuwaas oo aan haysan dukumiintiyo sax ah.

    Soomaalida ayaa sidoo kale laga qaadi doonaa lacago badan oo fiisaha midowga yurub ee loo yaqaano Schengen ah.

    Tan ayaa ka dhigan in codsiyada fiisaha Schengen ee soomaalida lagu qaban doono 45 maalmood gudahood halka 15 maalmood ee caadiga ah laga qaadanayo dalalka kale.

    Qaar kamid ah sharciga fiisaha Schengen ee soomaalida ayaa laga yaabaa in la joojiyo oo ay kujirto suurtagalnimada in laga dhaafo shuruudaha soo gudbinta dukumiintiyada caddaynta.

    Soomaali badan ayaa sanad kaste iska dhiiba wadamada yurub kadib markii ay dalalkaas ku tagaan viisooyin ay ku heleen siyaabo kala duwan.

    Dalalka midowga yurub ayaa sidoo kale itoobiya iyo gambia ka qaatay talaabooyin adag oo dhanka viisaha ah.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email

    Related Posts

    AQRISO:Trump oo gaaray dalka sacuudiga

    May 13, 2025

    AKHRISO:Israa,iil oo duqayn ka gaysatay Gaza

    April 13, 2025

    AQRISO:Dabkii ka kacay Los Angeles oo ku faafay xaafado katirsan magaaladaasi

    January 11, 2025

    Leave A Reply Cancel Reply

    Top Posts

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024

    AQRISO:- Wararkii ugu danbeeyay xariga Wasiir janan

    January 16, 2024
    Don't Miss
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AQRISO+SAWIRO:Xaalad bani’aadanimo oo taagan Deegaanka Garileey

    By OmarMay 15, 2025

    Deegaanka Garileey ee gobolka gedo ayaa xiligaan lagu soo waramayaa in uu ka dilaacay cudurka…

    Alshabab combat vehicles destroyed in airstrikes in Awsweyne settlement in Galgaduud region

    May 15, 2025

    AKHRISO+SAWIRO:Taliska booliska kismaayo oo gacanta ku dhigay muqalas gabdho tahriibinayay

    May 15, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Odoyaal ku shiray degmadda doolow oo eedayn Xooggan u jeediyay dowladda soomaaliya

    May 14, 2025
    About Us
    About Us

    WarkaNews.com, is an independent Website based in Somalia Capital Mogadishu. The media broadcasts news in its daily, those including; entertainment, sports, and politics.

    WarkaNews.com is not affiliated with any particular group in the country whether it is political party, religious or racism group.

    Email Us: Warkanews23@gmail.com

    Most Popular

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Instagram
    • YouTube
    © 2025 WarkaNews.com | All Rights Reserved.
    • Privacy Policy
    • Disclaimer
    • About us
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.