Maxbuus u dhashay wadanka israa,iil oo lagu haystay magaaladda qaza ayaa dhintay sida uu sheegay ururka la haystayaasha iyo dadka la la,yahay ee israa,iil.
Tamid adir oo 38 jir ahaa ayaa faah-faahin dheeraad ah laga bixinin sababta uu u geeriyooday balse wararka qaar soo baxaya ayaa sheegaya in uu ku dhintay duqaymaha israa,iil.
Ka hor inta aan la shaacini geerida tamir,jimcihii israa,iil ayaa rumaysnayd in boqol soddon iyo labbo la haystayaal ah laga soo bilaabo todobadii oktoobar lagu haysto gaza kuwaas oo boqol iyo siddeed kamid ah loo malaynaayo in ay nool yihiin.