Maleeshiyada kooxda alshabaab ayaa sheegatay masuuliyada qarax shalay subax ka dhacay xaduudka u dhaxeeyo magaalooyinka beledxaawo ee gobolka gedo iyo mandheera ee gobolka waqooyi bari keenya.
Baraha intenet-ka ee taageera kooxda ayaa lagu sheegay in qaraxaas labbo askari oo keenyaan ah ku dileen halka labbo kale ay ku dhaawaceen.