Waxaa maanta xarunta hay,adda maaraynta musiibooyinka soomaaliyeed ka dhacay kulan dhexmaray gudigga dhismaha buundooyinka gobolka gedo iyo hay,adda SODMA.
Guddiga ayaa gudoomiyaha hay,ada sodma uga mahadceliyay sida uu xogta uga hayp dhibaatada kajirta gobolka gedo ee la xeriirta buundooyinka ku burburay roobabkii halkaasi ka da,ay iyo doorka dadwaynaha gobolkaasi ay ugu jiraan inay iskaa wax u qabsi kuwaadn dib u dhiskooda.
Gudoomiyaha ayaa sheegay inuu kala shaqayn doono dhismaha buundooyinka iyo wixii kale ee kajirta gobolka gedo.