Close Menu
    TOP NEWS

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    Facebook X (Twitter) Instagram
    LATEST NEWS:
    • AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida
    • AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas
    • DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta
    • AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah
    • AKHRISO:Ciidamo la wareegay deegaan istiraatiiji ah oo katirsan Gobolka Gedo
    • AQRISO+SAWIRO:Mas halis ah oo gabdho ku cunay Deegaan katirsan Gobolka galgaduud
    • DEG-DEG:Wasaarada amniga jubbaland oo magacaabis samaysay
    • AKHRISO+SAWIRO:Imtixaanka Shahaadiga dugsiga dhexe oo laga daahfuray degmadda Doolow
    Facebook X (Twitter) Instagram
    WarkaNews.com
    • Home
    • Wararka Ugu Danbeeyay
    • News in English
    • Caalamka
    • About us
    • Contact us
    WarkaNews.com
    Home » AQRISO:-Isra,el oo qorshaynaysa duulaan balaaran oo ka dhan ah xoogaga xisbullah
    Wararka Caalamka

    AQRISO:-Isra,el oo qorshaynaysa duulaan balaaran oo ka dhan ah xoogaga xisbullah

    OmarBy OmarJune 21, 2024
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka arimaha dibadada maraykanka ,anthony blinken ayaa u sheegay mid kamid ah wasiirada dhigiisa ah ee carabta oo uu la kulmay intii uu kujiray booqashadii u dambaysay ee bariga dhexe,in Israel ka go,an tahay inay weerarto xisbullah oo ay gudaha u gasho lubnaan,sida ay soo bandhigtay shabakada CNN oo intaa ku dartay in ilo wareedyo ay u xaqiijiyeen wasiirka carbeed in uu ugu jawaabay blinken inaysan xisbullah joojin doonin weerarada isra,el ilaa laga joojiyo dagaalka Gaza.

    Saraakiisha maraykanka ayaa walaac wayn ka qaba in haddii uu dhaco dagaal toos ah oo dhex mara isra,el iyo xisbullah inay xisbullah ka adkaan karto difaaca cirka isra,el ee waqooyiga oo ay kujiraan nidaamka difaaca hawada irone dome sida ay sheegtay CNN oo xiganaysa seddex sarkaal oo maraykan ah.

    Warbixinta ayaa sidoo kale xaqiijisay inay israa,iil dhankeeda la wadaagtay maraykanka cabsida ay ka qabaan gantaalada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee xisbullah inay kasoo gudbaan nidaamka difaaca oo ay ku dhacaan bartilmaameedyadooda iyadoo israa,iil ay sheegtay inay hanaankeeda difaaca ee yaala koonfurta qasa u wareejin doonto waqooyiga.

    Wakaalada wararka ee REUTERS ayaa ku warantay in saraakiisha ciidanka isr,el ogolaadeen qorshe howlgal oo lagu weeraro lubnaan;”Iyada oo qayn=b ka ah qiimaynta xaalada qorshayaasha howlgelinta ee weerarada lubnaan waa la ansixiyay,waxaana la qaatay go,aamo ku saabsan sii wadida kodhinta u diyaar garowga ciidamada goobta.” ayaa lagu yiri warbixinta Reauters ay kasoo xigatay saraakiisha israa,iil.

    Xiisada isra,el iyo xisbullah ayaa sare u kacaysa tan oo ka dambaysay markii ay xisbullah si is daba jog ah oo awood leh ay u weerartay saldhigyada iyo deegaanada isra,el ee ku dhow xadka lubnaan.

    Boqolaal kun oo israa,iiliyiin ah ayaa ku barakacay weerarada xisbullah halka ay sare u kaceen muuqaalada daacayada ah ee kooxda ay soo bandhigayso ee shakiga geliyay nidaamka difaaca iyo tiknoolajiyada la socodka hawada isra,el.

     

     

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email

    Related Posts

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025

    AQRISO:Trump oo gaaray dalka sacuudiga

    May 13, 2025

    AKHRISO:Israa,iil oo duqayn ka gaysatay Gaza

    April 13, 2025

    Leave A Reply Cancel Reply

    Top Posts

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024

    AQRISO:- Wararkii ugu danbeeyay xariga Wasiir janan

    January 16, 2024
    Don't Miss
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    By OmarJune 5, 2025

    Maamulka iyo dhamaan wariyaasha warkanews.com ayaa waxaa ay ugu hambalyaynayaan umadda islaamka gaar ahaan bulshadda…

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    About Us
    About Us

    WarkaNews.com, is an independent Website based in Somalia Capital Mogadishu. The media broadcasts news in its daily, those including; entertainment, sports, and politics.

    WarkaNews.com is not affiliated with any particular group in the country whether it is political party, religious or racism group.

    Email Us: Warkanews23@gmail.com

    Most Popular

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Instagram
    • YouTube
    © 2026 WarkaNews.com | All Rights Reserved.
    • Privacy Policy
    • Disclaimer
    • About us
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.