Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya bam gacmeed caawa lagu weeraray saldhiga booliska ee degmadda b/xaawo ee Gobolka Gedo.
Qasaaraha ka dhashay bamkan ayaa ah dhimashada 1 sarkaal oo lagu magacaabo bileey huufood ibraahim oo mar soo noqday gudoomiye kuxigeenka degmadda beledxaawo,waxaana ku dhaawacantay 3 askari oo boolis ah.