Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxayo qarax goor dhaw ka dhacay xaduudka u dhaxeeyo magaalooyinka beledxaawo ee Gobolka Gedo iyo mandheera ee gobolka waqooyi bari keenya.
Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaan ku dhintay seddex askari oo keenyaan ah waxaana ku dhaawacmay hal askari.
Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhex qarxay kareeto xaduudka maraysay sida warkanews.com u xaqiijiyeen dad goob joogeyaal ah.