Close Menu
    TOP NEWS

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    Facebook X (Twitter) Instagram
    LATEST NEWS:
    • AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida
    • AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas
    • DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta
    • AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah
    • AKHRISO:Ciidamo la wareegay deegaan istiraatiiji ah oo katirsan Gobolka Gedo
    • AQRISO+SAWIRO:Mas halis ah oo gabdho ku cunay Deegaan katirsan Gobolka galgaduud
    • DEG-DEG:Wasaarada amniga jubbaland oo magacaabis samaysay
    • AKHRISO+SAWIRO:Imtixaanka Shahaadiga dugsiga dhexe oo laga daahfuray degmadda Doolow
    Facebook X (Twitter) Instagram
    WarkaNews.com
    • Home
    • Wararka Ugu Danbeeyay
    • News in English
    • Caalamka
    • About us
    • Contact us
    WarkaNews.com
    Home » AQRISO:-Faah-faahino dheeraad kasoo baxayso diyaarad helikobtar ah oo u gacan gashay Maleeshiyada al-shabaab
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AQRISO:-Faah-faahino dheeraad kasoo baxayso diyaarad helikobtar ah oo u gacan gashay Maleeshiyada al-shabaab

    OmarBy OmarJanuary 11, 2024
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Diyaarad nooceedu yahay helikobtar oo shalay ugacan gashay maleeshiyadda al shabaab kuna duulaysay magaca UNSOS ayaa wasiirka amniga maamulka Galmudug oo la hadlay BBC-da u sheegay in cilad ay qabsatay ayna deg-deg u fariisatay deegaan hoosyimaado xiin-dheere oo katirsan gobolka gal-gaduud.

    “Meesha ay ku degtay waa meel baadiye ah,cilad ayaana ku kaliftay inay halkaa ku degto” ayuu yiri masuulkaas.

    “Dadkii reer miyiga ahaa ee deegaankaas ayaa kusoo xoomay diyaarada oo ku degtay meel u dhaxayso xiindheere iyo xagareey,kadibna dadkii deegaanka oo ku dhegan dadkii diyaarada saarnaa ayaa waxaa u yimid maleeshiyada al-shabaab oo sidaas kusoo fara geliyay,ayuu yiri.

    Wuxuu xaqiijiyay in mid ka mid ah ragii diyaaradaas saarnaa la dilay.’ Waxaa la dilay mid kamid ah dadkii diyaarada saarnaa,waana muwaadin masar u dhashay” ayuu sii raaciyay.

    Waxaa uu intaa ku daray inay jiraan qaar kamid ah dadkii helikobtarka saarnaa oo baxsadat.”labbo kamid ah dadkii diyaarada la socday ayaa baxsaday isla markii ay degtay,waana duuliyihii diyaarada iyo dhaqtar soomaalo ah”ayuu sii raaciyay.

    Masuulkaas oo u waramay BBC-da waxaa kale oo uu sheegay in afartii qof ee kale ay al shabaab u kaxaysteen dhinaca xiin-dheere.

    Diyaarada helikobtarka ah ayaa Meesha ay ku degtay waxay qiyaastii dhinaca bari ka xigtaa magaaladda dhuusomareeb 76km.

    Deegaanada galmudug iyo hirshabeele ayaa dhowrkii bilood ee u danbeeyay waxaa uu dagaal qaraar ku dhexmaray ciidmada dowladda,ciidanka deegaanka oo dhinac ah iyo maleeshiyada kooxda al-shabaab.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email

    Related Posts

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    Leave A Reply Cancel Reply

    Top Posts

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024

    AQRISO:- Wararkii ugu danbeeyay xariga Wasiir janan

    January 16, 2024
    Don't Miss
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    By OmarJune 5, 2025

    Maamulka iyo dhamaan wariyaasha warkanews.com ayaa waxaa ay ugu hambalyaynayaan umadda islaamka gaar ahaan bulshadda…

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    About Us
    About Us

    WarkaNews.com, is an independent Website based in Somalia Capital Mogadishu. The media broadcasts news in its daily, those including; entertainment, sports, and politics.

    WarkaNews.com is not affiliated with any particular group in the country whether it is political party, religious or racism group.

    Email Us: Warkanews23@gmail.com

    Most Popular

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Instagram
    • YouTube
    © 2025 WarkaNews.com | All Rights Reserved.
    • Privacy Policy
    • Disclaimer
    • About us
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.