Guddiga qaran ee ka hortaga lacag dhaqida iyo ladagaalanka maalgelinta argagixisada (GQKLDH/LMA) ayaa soo saaray liiska cunaqabatayna maaliyadeed ee qaran oo lagu beegsanayo xubno katirsan maleeshiyada kooxda alshabaab.
Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa lagu yiri “guddigu wuxuu uga gol leeyahay in uu la dagaalamo maalgelinta argagixisada iyo in la yareeyo qataraha ficilada argagixisada ee dalka,aqoonsiga iyo cunaqabatayna shaqsiyaadka iyo hay,adaha xeriirka la leh alshabaab,guddigu wuxuu doonayaa in uu carqaladeeyo isla markaana la cunaqabateeyo shakhsiyaadka iyo hay,adaha taageera argagixisada sis are loogu qaado nabad gelyadda dalka.”
Halkaan hoose ka aqriso