Waxaa maanta degmadda baardheere ee gobolka gedo ka dhacay dibad bax ay sameeyeen ehelada shan qof kuwaas oo ku eedaysan inay dil iyo kufsi iskugu dareen wiil kamid ahaa dadka deegaanka.
Eedaysanayaasha oo loo qaadayo magaalada muqdisho eheladooda ayaa diidan in xamar la geeyo.
Dhawaan ayay dhacdadaan ka dhacday magaaladaasi,laamaha amnig ayaana ku guulaystay inay gacanta kusoo dhigaan 5 qof ee lagu eedeeay falkaan.