Banaan bax lagu taageerayay wax ka badelka dastuurka jubbaland ayaa maanta waxaa uu ka dhacay degmadda doolow ee gobolka gedo.
Banaan baxa oo ay soo agaasimeen maamulka degmadda doolow ayaa si wayn loogu taageeray wax ka bedelka dastuurka maamulka jubbaland iyo ansixintii ay ku sameeyeen golaha wakiilada maamulka jubbaland.