Waxaa maanta ciidanka daraawiishta jubbaland ee fadhigooda yahay degmadda beledxaawo ee Gobolka Gedo isku soo dhiibay sarkaal lagu magacaabo maxamuud muxumed saadeey oo kamid ahaa ciidamadii horay ugu biiray ciidamadda dowladda federaalka soomaaliya ee kusugan degmadda b/xaawo.
Waxaa soo dhaweeyay saraakiisha ciidamada maamulka jubbaland iyo masuuliyiin katirsan maamulka degmadda b/xaawo.