Wasaaradda haweenka arimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka maamulka jubbaland ayaa magaaladda Kismaayo ka daahfurtay ololaha 16-ka beri ee ladagaalanka tacadiyadda loo gaysto haweenka iyo gabdhaha kaasi oo sanadkiiba mar la qabto.
Kulankan daahfurka waxaa kasoo qayb galay madaxwayne kuxigeenka 2 aad ee jubbaland cabdiqaadir xaaji maxamuud,qaar kamid ah golaha wasiiradda jubbaland maamulka,xilidhibaano,agaasimeyaal iyo hawayn waynaha degmadda Kismaayo.