Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka jubbaland ayaa maanta deegaanka janaa cabdalle gaarsiisay deeq gargaar ah oo loogu tala galay qoysas gaaraya ilaa 500 qoys oo ah dadka danyar ee kunool deegaanka janaay cabdalle ee gobolka jubadda hoose.