Qaar kamid ah waxgaradka,ganacsatada,culimada iyo dhalinyarada degmadda Beled-xaawo eeGobolka Gedo ayaa maanta hoolka shirarka MAIDA GUEST HOUSE kulan ku yeeshay ayaa si adag uga hadlay xaalada amni ee Gobolka Gedo gaar ahaan degmadda b/xaawpo waxaana ay fariin u direen madaxda dalka ugu sarayso.
Waxgaradka degmadda B/xaawo oo qabtay shir jiraa,id isla markaana la hadlay warbaahinta ayaa si cad u sheegay inay diidan yihiin wax aan ka jirin Gobolka Gedo in laga fuliyo degmadda b/xaawo.
Waxaana ay codsi u direen dowladda federaalka soomaaliya askarta qalalaasaha ka wado degmadaas inay ka qabato.