Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasada maamulka degmadda b/xaawo cabdifitaax nuur mataan iyo xubno kamid ah maamulka degmadaas ayaa shir looga hadlayay ambaqaadka shaqooyinka hortabinta leh ee maamulka degmadda u yaala iyo sidii looga wada shaqayn lahaa amniga iyo xasiloonida deegaanka.