Gudoomiyaha degmadda doolow ee Gobolka Gedo maxamed xuseen cabdi lafeey ayaa gudoomiyay shirka adkaynta amniga xaduudaha degmooyinka iyo deegaanada deriska ee dalalka soomaaliya iyo itoobiya.
Shirka oo ahaa isxog waraysi ayaa waxaa dhanka kale looga hadlay xaaladaha nabadgalyada ee deegaanadda xauuda ay wadagaan degmooyinka doolow soomaaliya gobolka gedo iyo doolow adoo iyo doolow baay ee deegaanka soomaalida,deris wanaaga fududaynta arimaha ganacsiga,isu socodka bulshadda.
Shirkan oo toddobaadkii mar la qabto ayaa waxaa ka qayb galay maamuladda dooloow soomaaliya,dooloow addoo iyo dooloow baay,saraakiisha itoobiya qaar kamid ah,hay,adaha amniga ee seddexdaas degmo.