Raysulwasaaraha xukuumadda soomaaliya xamsa cabdi barre ayaa maanta gaaray magaaladda laascaanood ee xarunta gobolka sool.
Ra,iisulwasaaraha ayaa si wayn waxaa garoonka diyaaradaha ee maagaalada laascaanood ugu soo dhaweeyay masuuliyiinta kala duwan iyo shacab farabadan.
Waxaa la filayaa in raysalwasaare xamse uu kulan la qaato madaxda iyo bulshadda SSC khaatumo waxaana la tilmaamay in kulamada diirada lagu saari doono xeriirka khaatumo iyo dowladda federaalka soomaaliya.
Dhinaca kale ra,iisulwasaraaha ayaa la qorshaynaynaa in uu dhagax dhigo mashaariic lagu hormarinayo deegaanada maamulkaasi.
Xamse cabdi barre waa raysalwasaarihii ugu horeeyay ee taga laascaanood tan iyo burburkii soomaaliya.