Close Menu
    TOP NEWS

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    Facebook X (Twitter) Instagram
    LATEST NEWS:
    • AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida
    • AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas
    • DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta
    • AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah
    • AKHRISO:Ciidamo la wareegay deegaan istiraatiiji ah oo katirsan Gobolka Gedo
    • AQRISO+SAWIRO:Mas halis ah oo gabdho ku cunay Deegaan katirsan Gobolka galgaduud
    • DEG-DEG:Wasaarada amniga jubbaland oo magacaabis samaysay
    • AKHRISO+SAWIRO:Imtixaanka Shahaadiga dugsiga dhexe oo laga daahfuray degmadda Doolow
    Facebook X (Twitter) Instagram
    WarkaNews.com
    • Home
    • Wararka Ugu Danbeeyay
    • News in English
    • Caalamka
    • About us
    • Contact us
    WarkaNews.com
    Home ยป AKHRISO+SAWIRO:Odoyaasha beesha cali maxamed oo shir jiraa,id ku qabtay degmadda Beled-xaawo
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AKHRISO+SAWIRO:Odoyaasha beesha cali maxamed oo shir jiraa,id ku qabtay degmadda Beled-xaawo

    OmarBy OmarDecember 8, 2024
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Odoyaasha iyo waxgaradka beesha cali dheere (cali maxamed) ee iska leh gudoomiyaha degmadda beledxaawo ee gobolka gedo ayaa maanta qabtay shir jiraa,id kaas oo kaga cabanayeen saraakiisha heer gobol ciidanka dowladda federaalka ee kusugan degmadaas.

    Beesha ayaa sheegtay in dhibaatooyin badan loogu gaystay degmaddaas oo ay kamid tahay in rag u dhashay beeshaas xaninyaha looga qabtay biinso,qaarna rasaas lagu furay oo ay lixaadkooda beeleen.

    Arintaan ayaa kusoo aadayso iyadoo maalmahaan uu jiro qilaaf xooggan oo u dhaxeeyo dowlada dhexe iyo maamulka jubbaland taasi oo maamulkii degmadaas intiisa badnaa ay dowladda federaalka soomaaliya isu dhiibeen,inkastoo gudoomiyihii degmadda cabdicasiis xareed cabdulaahi uu diiday in warbaahinta la hadlo oo uu mowqifkiisa cadeeyo isla markaana uu sheego in uu taabacsanayn maamulka jubbaland.

    Waxaa jiro cadaadis xooggan oo ay saraakiisha ciidanka dowladda federaalka ay ku hayaan gudoomiyaha degmadaas waxaana ilaa hada xiran xafiiskii gudoomiyaha mana jirto wax shaqo oo ka socoto.

    Ugu danbayn beesha uu ka dhashay gudoomiyaha degmadaas ayaa si cad u sheegtay in aysan u dul qaadan doonin dhibaatada lagu hayo iyagoo sheegay saraakiisha dowlada inay tagi karin maamulada degmooyinka kale ee taabacsan axmed madoobe oo beledxaawo ay iska horkeen qabaa,ilada ah ku mashquulsanyihiin.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email

    Related Posts

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    Leave A Reply Cancel Reply

    Top Posts

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024

    AQRISO:- Wararkii ugu danbeeyay xariga Wasiir janan

    January 16, 2024
    Don't Miss
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    By OmarJune 5, 2025

    Maamulka iyo dhamaan wariyaasha warkanews.com ayaa waxaa ay ugu hambalyaynayaan umadda islaamka gaar ahaan bulshadda…

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    About Us
    About Us

    WarkaNews.com, is an independent Website based in Somalia Capital Mogadishu. The media broadcasts news in its daily, those including; entertainment, sports, and politics.

    WarkaNews.com is not affiliated with any particular group in the country whether it is political party, religious or racism group.

    Email Us: Warkanews23@gmail.com

    Most Popular

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Instagram
    • YouTube
    © 2026 WarkaNews.com | All Rights Reserved.
    • Privacy Policy
    • Disclaimer
    • About us
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.