Ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigay seddex nin oo katirsan maleeshiyaadka kooxda alshabaab.
Waxaa raggaan lagu eedeeyay inay ku howlanaayeen falal kasoo horjeeda amniga caasimada muqdisho,sida ku xusan warsaxafaadeed kasoo baxay NISA oo u qornaa sidatan hoose;