Close Menu
    TOP NEWS

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    Facebook X (Twitter) Instagram
    LATEST NEWS:
    • AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida
    • AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas
    • DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta
    • AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah
    • AKHRISO:Ciidamo la wareegay deegaan istiraatiiji ah oo katirsan Gobolka Gedo
    • AQRISO+SAWIRO:Mas halis ah oo gabdho ku cunay Deegaan katirsan Gobolka galgaduud
    • DEG-DEG:Wasaarada amniga jubbaland oo magacaabis samaysay
    • AKHRISO+SAWIRO:Imtixaanka Shahaadiga dugsiga dhexe oo laga daahfuray degmadda Doolow
    Facebook X (Twitter) Instagram
    WarkaNews.com
    • Home
    • Wararka Ugu Danbeeyay
    • News in English
    • Caalamka
    • About us
    • Contact us
    WarkaNews.com
    Home » AKHRISO+SAWIRO:Masuuliyiin katirsan Jubbaland oo booqday xerada ciidamada daraawishta jubbaland ee degmadda Baardheere
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AKHRISO+SAWIRO:Masuuliyiin katirsan Jubbaland oo booqday xerada ciidamada daraawishta jubbaland ee degmadda Baardheere

    OmarBy OmarJanuary 28, 2025
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Masuuliyiin katirsan maamulka jubbaland ayaa maanta booqasho dhiirigelin ah ugu tagay xerada ciidamada daraawiishta jubbaland ee kusugan  degmadda baardheere ee gobolka gedo.

    Booqashadaan ayaa waxaa hogaaminayay wasiir kuxigeenka wasaaradda dekedaha iyo gaadiidka badda jubbalad mayaas xirsi dheere oo uu wehliyo gudoomiyaha degmadda baardheere aadan muxumed axmed (dhagacade) iyo gudoomiye kuxigeenka degmadda.

    Masuuliyiintan ayaa ciidamada ku bogaadiyay dedaalkooda geesinimada leh ee ay ufu jiraan difaaca diinta,dalka iyo badbaadada dadkooda,waxayna si gaar ah ugu mahadceliyeen taliska ciidanka doorka ay ku leeyihiin sugidda amniga magaaladda baardheere oo ay shacabka ku nool ka cabanayaan dhibaatooyin ka dhashay siyaasadaha muranka dhaliyay ee dowladda federaalka ay Gobolka ku waddo.

    Intii ay booqashadu socotay masuuliyiinta ayaa ku dhiirageliyay ciidamada in ay sii wadaan dadaalkooda iyagoo ku amaanay howlgalada joogtada ah ee lagu xaqiijinayo nabadda iyo xasiloonida magaalada.

    Booqashadaan ayaa muujisay sida jubbalad ay uga go,antahay taageerada ciidamada iyo kaalmaynta bulshada iyada oo loo marayo dadaalo lagu xoojinayo amniga iyo midnimada shacabka baardheere.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email

    Related Posts

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    Leave A Reply Cancel Reply

    Top Posts

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024

    AQRISO:- Wararkii ugu danbeeyay xariga Wasiir janan

    January 16, 2024
    Don't Miss
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    By OmarJune 5, 2025

    Maamulka iyo dhamaan wariyaasha warkanews.com ayaa waxaa ay ugu hambalyaynayaan umadda islaamka gaar ahaan bulshadda…

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    About Us
    About Us

    WarkaNews.com, is an independent Website based in Somalia Capital Mogadishu. The media broadcasts news in its daily, those including; entertainment, sports, and politics.

    WarkaNews.com is not affiliated with any particular group in the country whether it is political party, religious or racism group.

    Email Us: Warkanews23@gmail.com

    Most Popular

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Instagram
    • YouTube
    © 2025 WarkaNews.com | All Rights Reserved.
    • Privacy Policy
    • Disclaimer
    • About us
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.