Madaxwaynaha dowladda federaalka soomaaliya xasan shiiq maxamuud ayaa gaary magaaladda Addis ababa ee dalka itoobiya halkaas oo kuu kusoo dhaweeyay ra,iisul wasaaraha itoobiya Abiy Axmed iyo masuuliyiin kale.
Socdaalka madaxwaynaha ayaa kii u horreeyay oo rasmi ah kadib baaqii Ankara ee uu garwadeenka ka ahaa madaxwaynaha Turkiga.
Soomaaliya iyo itoobiya ayaa dib u bilaabay cilaaqaadkooda dibloomaasiyadeed kadib markii uu xiriirka labadda dal xumaaday horaantoo sanadkii 2024,xiligaas oo itoobiya is afgarad sharci darro ah oo markii dambe ay ka laabatay ay lagashay maamulka Somaliland.