Madaxwayne kuxigeenka 2 aad ee maamulka jubbaland cabdiqaadir xaaji maxamuud lugadheere oo ay wehliyaan xubno isugu jiro wasiiro,xildhibaano iyo saraakiil ciidan ayaa gaaray deegaanadda waqooyi ee Gobolka jubadda hoose.
Madaxwaynaha jubbaland ayaa dhawaan amray masuuliyiinta kala duwan ee maamulkaas inay aadaan deegaanadda jubbaland.