Gudoomiyaha degmadda beled-xaawo ee Gobolka Gedo cabdicasiis xareed cabdulaahi iyo xubno katirsan maamulkiisa ayaa maanta degmadaasi ka daahfuray nidaamka Digital-ka ee dad dhigista midaysan ee jamhuuriyadda federaalka soomaaaliya.
Barnaamijkaan ayaa horay looga daahfuray 20 degmo oo ku yaalo guud ahaa dalka oo idil.