Gudoomiyaha degmadda luuq ee gobolka gedo daahir muxumed nuur iyo xubnaha katirsan maamulkiisa oo shir jaraa,id qabtay ayaa waxaa ay u hambalyeeyeen madaxwaynaha jubbalad axmed maxamed islaam madoobe.
Dhanka kale waxaa ay dowladda federaalka soomaaliya uga digeen iska horkeenida dadka reer jubbaland.