Maamulka degmadda ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo shir jaraa,id qabtay ayaa taageeray dib u doorashada madaxwaynaha jubbaland axmed maxamed islaam madoobe,waxaana ay dhanka akle madaxda dowladda federaalka soomaaliya uga digeen inay joojiyaan sida ay hadalka u dhigeen qalqalka ay kawadaan gobolka gedo iyo deegaanada jubbaland.