Boqolaal katirsan ciidamadda daraawiishta jubbaland eek u sugan degmadda beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa degmadaas lagu soo bandhigay waxaana loo qaybiyay mushaarkooda.
Goobta ay ciidamadu ku sugnaayeen ayaa waxaa ka hadlay xildhibaan cabdulqaadir jaylaani,gudoomiyaha degmada b/xaawo cabdicasiis xareed cabdulaahi iyo ku xigeenkiisa cali aadan weliye (cali shire).
Ciidamadda ayay kula dardaarmeen in ay ilaaliyaan amniga iyo xasiloonida degmadda.
Ugu dambayn xildhibaan jaylaani ayaa ciidamadda u sheegay in uu u balan qaadayo inay heli doonaan xuquuqdooda iyo dalacsii n dhanka jubbaland ah.