Gudoomiye kuxgeenka amniga iyo siyaasada maamulka degmadda b/xaawo ee Gobolka gedo cabdifitaax nuur mataan iyo hanti dhowraha degmadaas cabdixakiin cumar bare ayaa booqday isbitaalka guud ee degmadaas ee khaliil hospital.
Masuuliyiinta ayaa u kuur galay xaalada bukaanada yaala isbitaalka iyagoona warbixin guud ka dhagaystay shaqaalaha caafimaadka ee isbitaalka.