Gudoomiyaha degmadda beledxaawo ee Gobolka Gedo cabdicasiis xareed cabdulaahi oo ay wehlinayeen labbadiisa ku xigeen iyo xubno kamid ah maamulka degmadaas ayaa maanta daahfurau kulanka wadahadalada bulshada ee dowladda hoose ee xuquuqaha loo simanyahay.
Kulanka oo ay kasoo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshadda degmadda b/xaawo sida odoyaasha dhaqanka,dhalinyarada,haweenka,culumada iyo marti sharaf kale ayaa waxaa looga hadlay daadejinta nidaamyada dowladda hoose iyo goloyaasha deegaanka.