Gudoomiyaha degmadda beled-xaawo ee gobolka gedo cabdicasiis xareed cabdulaahi ayaa maanta kormeeray goobaha ay ka socdaan mashaariicda hormarineed ee degmadda b/xaawo kuwaas oo ay ugu horeeyaan mashruuca dhismaha wadada laamiga ah ee degmadda beledxaawo.