Gudoomiyaha degmadda beled-xaawo ee Gobolka Gedo cabdicasiis xareed cabdulaahi iyo gudoomiye kuxigeenka labaad ee degmadaas cali aadan wehliye(cali shire) ayaa socdaal amni xaqiijin ah ku soo maray wadooyinka waawayn ee halbowlaha u ah degmadda b/xaawo ee Gobolka gedo.