Madaxwaynaha maamulka jubbaland axmed maxamed islaam madoobe ayaa xalay kasoo dukaamaystay suuqa kismaayo Hypermarket oo ah suuq casri ah oo laga heli karo dhamaan adeegyada muhiimka ah ee bulshaddu u baahanyihiin.
Axmed madoobe ayaa dhiirageliyay ganacsiyada waa wayn ee dadka reer jubbaland ay ku maalgashanayaan deegaankooda.