Wasiir kuxigeenka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshadda ee maamulka jubbaland oo maalmahaan howlo shaqo u jooga degmadda luuq ee gobolka gedo ayaa maanta waxaa uu kulan isxog waraysi ah isla markaana uu ugu kuur gelayay in sidii loogu tala galay uga faa,iidaystaan bulshada kunool magaaladda luuq laqaatay bulshadii nasiibka u yeeshay in ay ka faa,iidaystaan mashruuca baxnaano.
Kulankan waxaa wasiir kuxigeenka wasaarada ku wehlinayay xubno kamid ah waftigii isaga la socday iyo maamulka degmadda luuq ee gobolka gedo.