Wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka maamulka jubbaland ayaa degmadda afmadoow ee gobolka jubbada hoose ku daah furtay tababar kusaabsan nabadaynta iyo xasilinta qilaafaadka oo afartii biloodba mar la qabto
Waxaa tababarkani iska kaashaday wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka ee jubbaland waxaana loo qabtau ururka haweenka ee degmadda afmadoow waxaana diirada lagu saarayay doorka ay haweenka ku leeyihiin dowlad dhiska iyo ka qayb galka siyaasada.