Wafti uu hogaaminaayo gudoomiye kuxigeenka gobolka gedo maxamed xuseen khaadi ayaa maanta gaaray degmadda buurdhuubo ee Gobolka Gedo.
Gudoomiye kuxigeenka iyo waftigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee degmadaas kusoo dhaweeyay maamulka degmadda,saraakiisha laamaha amniga,ururada bulshada qaybahooda kala duwan haweenka,dhalinyarada,odoyaasha iyo waxgaradka degmadaas.
Soo dhawayn kadib maxamed xuseen qaadi ayaa u mahadceliyay maamulka iyo bulshada degmadda buurdhuubo sida qiimaha badan oo ay ugu soo dhaweeyeen magaaladaas in badana ugu sugnaayeen garoonka.