Taliyaha nabadsugida iyo sirdoonka qaranka gobolka gedo Janaraal Jamaal xasan sareey ayaa maanta safar shaqo ugu amba baxay magaalada muqdisho.
Waxaa garoonka diyaaradaha ee degmadda doolow ee gobolka ged ku sii sagootiyay gudoomiyaha degmadda maxamed xuseen cabdi (lafeey), taliyaha NISA ee degmadda doolow maxamed sugoow aadan ( gureey,masuuliyiin iyo saraakiil ciidan.