Taliyaha saldhiga booliska ee degmada garbohaaray maxamuud maxamed cabdi (looyaan) ayaa saaka fayl guud waxaa uu kula hadlay ciidanka booliiska ee ka shaqeeya degmadaas waxaana uu kula dardaarmay inay si hufan u gutaan waajibaadkoda habeen iyo maalin.
Waxaa saraakiisha iyo ciidankaba uu faray bulshada inay ugu adeegaan si wanaagsan maadaama ay kala maarmin ciidanka booliska iyo iyo bulashada qaybaheeda kala duwan.